Al Shabaab oo weerar Culus ku qaaday Balcad iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday qeybo kamid ah degmada Balcad ee gobolka Shabeeaha Dhaxe, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo mudo socday. Sida aan Wararka ku helnay dagaalyahanada Al Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday saldhig ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin banaanka degmada Balcad, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal … Continue reading Al Shabaab oo weerar Culus ku qaaday Balcad iyo Faah faahino kasoo baxaya